Puntland Nabad Ah: Astaynta Horumarka

Type: PDF Size: 2Mb Published: novembre 1, 2015

Qoraalkani waa natiijada cilmibaaris sannad qaadatay oo lagu soo ogaanayey caqabadaha iyo fursadaha ka jira arrimaha la xiriira dimuqraadiyaynta, baahinta maamulka iyo amniga iyo sarraynta sharciga. Waxa lagu fuliyey Barnaamijka Tiirarka Nabadda wajigeeda 2aad, kaas oo ay si wada jir ah isaga kaashadeen hay’daha PDRC iyo Interpeace oo sannado badan ku bahoobey horumarinta nabadda iyo baritaarka dimuqraadiyadda.

peace_in_puntland_pdrc

Photo credit: PDRC